Ma mooddaa in Madaxda Dowladda uu ka muuqdo jil jileec halis gelin kara madaxbanaanida dalka ?

Inta aanan u gelin dulucda qormadeyda aan marka hore u jawaabo qaar ka mid ah wariyayaasha Soomaalida ee ka howlgala qeybo ka mid ah warbaahinta ku hadasha afka Soomaaliga qaarkood Kuwaasi oo waayadan caadeystay isticmaalka ereyo liddi ku ah midnimada iyo madaxbanaanida dalka sida ereyga; Soomaaliya iyo Soomaaliland oo kale. Erayadan, Ayaa liddi ku ah wadajirka dadka Soomaalida … Continue reading Ma mooddaa in Madaxda Dowladda uu ka muuqdo jil jileec halis gelin kara madaxbanaanida dalka ?